Al-Shabaab oo saaka bartamaha degmada Jilib ku soo bandhigtay dhoolatus ciidan (Daawo Sawirro)

Al-shabaab ayaa degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay saaka munaasabada ciida awgeed dhoolatus ciidan. Subaxnimadii hore ee salaadda ciidda ka hor dadku waxay ku waabariisteen ciidamo aad u diyaarsan oo wata baabuurta dagaalka oo ku qulqulaya dhanka fagaaraha ciidda lagu tukado ee al-shabaab ay u yaqaanaan fagaaraha Macallin Aadan Xaashi. Salaaddii ciidda … Continue reading Al-Shabaab oo saaka bartamaha degmada Jilib ku soo bandhigtay dhoolatus ciidan (Daawo Sawirro)